Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiye Yariisow oo Canaan kulul u jeediyay isbarbar yaaca ka taagan Agaasimeyaasha Maamulka G/Banaadir [DHAGEYSO]

Guddoomiyaha Gobolka banaadir  C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa canaan kulul u jeediyay qaabka shaqo ee agaasimeyaasha dowladda hoose ee Muqdisho.

Isagoo daah furay shir loogu hadlaayay nidaaminta maamulka maaliyada ee gobolka Banaadir ayuu sheegay in qof waliba la siiyey tilmaan shaqo oo la rabo inay ku dhaqanto, wuxuuna uga digay agaasimeyaasha inay ka daba ordaan suuqyada iyo lacagta la ururiyo.

Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay in waax kasta oo dowladda hoose ka mid ah lagula xisaabtamayo shaqada loo xil saaray, isla markaana agaasimeyaasha laga rabo inay dejiyaan qorshe si loo kordhiyo dakhliga dowladda hoose.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON