Tuesday, June 24, 2025

Guddoomiyeyasha labada Aqal ee Baarlamaanka oo gaaray Garowe iyo Puntland oo shaacisay sababta safarkooda

Waxaa magaalada Garowe gaaray guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi iyi Maxamed Mursal Sheekh.

Wafdiga labada Guddoomiye oo si kala gaara uga dhoofay Muqdisho waxaa ka mid ahaa xildhibaanno iyo musharixiin, waxaana Garoonka Jen. Maxamed Abshir ee magaalada Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo madaxda maamulkaasi.

Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in wafuuda kala duwan ee tegay Puntland iyo kuwa kusii jeeda ay ka qeybgeli doonaan “Madasha Doodaha machadka Heritage” oo markii ugu horeysay lagu qabanayo gudaha dalka, kana furmi doona magaalada Garowe.

Waxaa lagu wadaa in musharixiin badan ay gaaraan magaalada Garowe maanta iyo maalmaha soo Socda, waxaana ka mida madaxweynayashii hore ee dalka.

Image may contain: 7 people, people standing, beard, shoes and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 3 people, people standing, sky, suit and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON