Tuesday, July 15, 2025

Guddoomiyha Degmo ka tirsan Magaalada Muqdisho oo weerar Qorsheysan lagu dilay

Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd caawa toogasho ku dishay guddoomiyihii degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho, waxaana wararka kala duwan kasoo baxayaan dilkiisa oo la sheegay inay geysatay koox hubeysan oo weerar ku qaaday Guddoomiyihii degmada Xamar Jajab.

ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah oo Argagixisanimo xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta.Afhayeenka Booliska, Sadiiq Doodishe ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta Qaranka dilka Gudoomiyaha, Waxaana dilay Koox Bastoolado ku hubaysan oo watay Mooto Bajaaj.

Weerarka ayaa ahaa mid gaadmo ah oo lagu eedeeyay Alshabaab xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta.Afhayeenka Booliska, Sadiiq Doodishe ayaa xaqiijiyeydilka Gudoomiyaha, Waxaana dilay Koox Bastoolado ku hubaysan oo wadatay Mooto Bajaaj.

Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab Maxamed Cabdi Axmed Xayle ee Caawa dilka qorsheysan lagu dilay, ayaa xilka loo magacaabay Bishii Septembar 2020.

Xaalada Amniga Muqdisho ayaa sii xumaaneysa xilli ay jirto xiisad ka dhalatay muddo kororsiga Maxamed Farmaajo iyo Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo dalka geliyey xaalad huabnti la’aan ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON