Wednesday, June 25, 2025

Guddoonka Barlamanka & Ra’iisal Wasaraha oo tacsi u diray dadkii ku dhintay weerarkii Muqdisho

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weerarkii maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Muqdisho.

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo guddoomiye ku xigeenada ayaa sidoo kale tacsi u diray Xukuumadda Soomaaliya, labada golle ee Baarlamaanka iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla.

Dhinaca kale Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa isna tacsi u diray dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii iyo weerarkii Wasaaradda Shaqada, wuxuuna muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu si gaara ugu tacsiyadeynayo wasiir ku xigeenka iyo xildhibaan Saqar Ibraahim.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON