Friday, March 29, 2024

Wasiir Ku-xigeenkii Wasaarada Shaqada & Shaqaalaha oo lagu dilay Weerarkii Muqdisho…

Waxaa la xaqiijiyey in Wasiir ku xigeenkii wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya lagu dilay weerarkii dableyda Alshabaab ku qaadeen xarunta Wasaaradda Shaqada ee magaalada Muqdisho.

Wasiir ku xigeenka oo isla markaana ahaa xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Saqar Ibrahim Cabdala ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerarkii Wasaarada oo maanta ay weerar qaraxyo ku bilowday ku qaadeen Alshabaab.

Image may contain: 1 person, selfie
Saqar Ibrahim Cabdala – Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya

Dhinaca kale waxa weerarka iyo qaraxyada waxyeelo kasoo gaartay shaqaale ka tirsan Wasaaraddaha Shaqada iyo howlaha Guud. Ciidamada Booliska ayaana badbaadiyey qaar ka mida oo ka mida shaqaalaha.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON