Sunday, July 13, 2025

Hadal-jeedinta Musharixiinta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo ka bilaabatay Muqdisho

Waxaa goor dhow xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay khudbad jeedinta Musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi.

Khudbadaha Musharixiinta oo ay ahayd inay dhacdo Shalay ayaa dib u dhac ku yimid, waxaana isla balay la qabtay musharax cusub oo la tartamaya Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi, kaasoo oo hore keligii ugu qornaa Kursiga Koowaad.

Hadal jeedinta ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo, waxaana kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo gaareysa 11 la filayaa in doorashadooda bilaabato maalinta Khamiista.

Waxaa Khudbadaha furay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo caddeeyay in Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ay caddeyn u tahay inay dhaqaaqday Doorashada dalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON