Tuesday, June 24, 2025

Haweeney ka shaqeysa Madaxtooyada Puntland oo Shaqada looga eryay taageerada Dowladda Federaalka [Akhriso]

Haweeney ka mid ahayd shaqaalaha Madaxtooyada Puntland ayaa shaacisay in shaqadii maanta looga eryay taageerada Dowladda Federaalka Soomaalya.

Haweeneydan oo algu magacaabo Aamina C/salaan (Qaranjoog) ayaa farriin ay soo dhigtay baraha bulshada ku sheegay in saaka shaqada looga ruqseeyay : Maxaad u taageertay dowaldda Federaalka, taasoo ay ku tilmaantay arrin ugub ah.

Wararka ayaa sheegaya in Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Puntland, Cawil Xasan Daad ayaa shaqadii ka ruqseeyay haweeneydan oo ka tirsaneyd hab-maamuuska Madaxtooyadda, ka dib markii ay barteeda Facebookga ku taageertay dowladda Federaalka siiba Madaxweyne Farmaajo & halheyska Nabad iyo Nolol.

 

Arrintay ayaa qeyb ka ah olole qaar ka mida maamul goboleedyada ku muujinayaan sida ay uga horjeedaan dowladda Federaalka iyo madaxdeeda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON