Thursday, June 26, 2025

Haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska oo caawa toogasho lagu dilay Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ay caawa toogasho ku dileen haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska.

Dableyda oo ku hubeysnaa Bistoolado ayaa Xaafada Seybiyaano  ee degmada Hodan ku dilay haweeneyda ka tirsaneyd Ciidamada Booliiska oo magaceeda lagu sheegay Ridwaan Salaad, wuxuuna dilkeena ka dhacay gurigeeda hortiisa.

Dableyda ayaa degdeg goobta uga baxsaday markii ay falka dilka fuliyeen, waxaana markaas kadib halkaasi gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo qaaday Meydka Haweeneyda, isla markaana baaritaan ka sameeyay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON