Friday, June 27, 2025

Heshiis laga gaaray Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland & Xilliga Doorashada oo la shaaciyay

Wadahadal maanta dhex maray Guddiga Doorashada Somaliland iyo Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal ayaa heshiis looga gaaray Doorashada Aqalka sare ee xubnaha kasoo jeeda Somaliland.

Guddiga Doorashadooyinka ayaa shaaciyay in dood dheer  iyo wadahadal saacado badan qaatay kadib heshiis laga gaaray in la bilaabo Doorashada Aqalka Sare, isagoo ku dhawaaqay in maalinta Beri ah ee 8-da Janaayo 2017 ay bilaaban doorto Doorashada.

Lix ka mida kuraasta Aqalka Sare ee loo qoondeeyay Somaliland ayaa lagu loolamayaa maanta berito ee Axadda, waxayna tani soo afjareysaa is-heysad iyo muran muddo dheer ka taagnaa xubnahan oo keenay in Aqalka sare uu wax tallaabo qaadi waayo.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Somaliland Gen. Jaamac Maxamed Qaalib ayaa dhinacyo kala duwan ku eedeeyay inay lug jiidayaan doorashada Aqalka sare ee dhinacooda, isagoo farta ku fiiqay Guddiga Doorashada ee uu madaxda u yahay Cumar Dhagey.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON