Monday, June 23, 2025

Hirshabeelle oo shaacisay xilliga la dooranayo xildhibaannadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka

Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyey qabshaha lix kursi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federeaalka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in isagoo gudanaya waajibaadka qaran iyo heshiisyadii madasha Qaran, uu shaacinayo qabashada 6 kursi ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federal ka Soomaaliya.

Xildhibaannada qeybta koowaad ee lagu dooranayo magaalada Jowhar ayaa gaaraya lix kursi oo saddex gaar u yihin dumar, waxayna kala ah yihiin:

Ad

1- HOP#005

2- HOP#033

3 HOP#052 Dumar

- Advertisement -

4 -HOP#088 Dumar

5- HOP#097 Dumar

6 – HOP#098

Xilliga Doorashada lixda kursi ayaa la shaaciyey inay yihiin labda maalmood ee 30 iyo 31 Janaayo 2022

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON