Friday, April 19, 2024

Horjooge ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay Xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho

Ciidamada amniga Muqdisho ayaa la sheegay inay gacanta ku soo dhigeen horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab.

Warkan oo uu baraha bulshada ku shaaciyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayuu sheegay in degmada Wadajir ee gobolka Banaadir lagu qabtay horjooge ka tirsanaa kooxda  Al-Shabaab oo aanu magaciisa shaacin.

“Waxaan u mahadcelinayaa Shacabka Degmada Wadajir oo gacan ka geystay in la soo qabto Horjooge ka tirsan argagixisada Alshabaab, kaas oo doonayey in uu ku dhex dhuumaaleysto shacabka. Waan ku bogaadinayaa Bulshada feejignaanta ay kaga jiraan argagixisada..” ayuu yiri Guddoomiye Yariisow.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON