Thursday, June 26, 2025

Horjooge kasoo goostay kooxda Alshabaab oo Lacag abaalmarin ah la guddoonsiiyey [Sawirro]

Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa guddoonsiiyey lacag abaalmarin ah horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo dhowaan ka goostay.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa iska dhiibay Magaalada Baydhabo, isagoo wata Gaari kuwa dagaalka ah, isagoo sheegay inuu goostay inuu isaga baxo kooxda Shabaab.

Xaflad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa xalay lagu  lagu guddoonsiiyay Sarkaalka ka soo goostay Al-Shabaab, lacag dhan 15,000 $, waxaana guddoonsiiyay Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay).

Waa markii ugu horeysay lacag abaal marin ah la guddoonsiiyo sarkaalka  ka mida xubanha Alshabaab ee isu dhiibay dowladda

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON