Horjoogihii Alshabaab ee Gobollada Bay iyo Bakool oo lagu dilay howlgal ay qaadeen…

Taliska ciidamada xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal ay qaadeen ciidamada Dowladda lagu dilay Horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa ciidamada Gobolada Baay iyo Bakool.

Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Ceel-Cuni oo 65-KM ujira Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool, waxayna warbaahinta dowladda ay sheegtay in Taliyaha Alshabaab ee la dilay lagu magacaabi jiray Maxamuud Nuur Gacal oo magaciisa Afgarashada uu yahay (Sheekh Al-Sima).

Sidoo kale ciidamada dowladda ayaa sheegay inay Weerarkaasi ku dileen ku dhawaad 10 Maleeshiyaad ah sida laga soo xigtay Taliyaha Guutada 9-aad Qeybta 60-aad ciidanka xoogga dalka Col. Cali Xabbad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON