Sunday, July 13, 2025

Imisa Xildhibaan oo ka tirsan Ahlu suna ayaa ka qeyb galeysa Doorashada Madaxweyaha Galmudug..?

Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dooranaya Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmduug, waxaana hadda socdo wareegga koowaad ee tartanka Madaxweynaha.

Fadhigan oo ka mida kalfadhiga koowaad waxaa isha lagu hayey xildhibannada ay soo xushay Ahlu suna oo la sheegay inay 13 ka mida qaateen kharashka ololaha doorashada ee musharaxa dowladda, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka uu shaaciyey inuu kulanka ku furmay 77 xildhibaan.

8 ka mida xildhibaanada Ahlu suna soo xushay ayaa la xaqiijiyey inay ka qeyb galayaan doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug, iyadoo hore u socdeen heshiisyo lala gelayo xildhibaannada Ahlu suna.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON