Tuesday, June 24, 2025

Isbaheysiga 4-ta kooxood ee Mucaaradka ah oo Qoraal ku weerarray Madaxweyne Farmaajo [Akhriso]

Isbaheysiga afarta kooxood ee sida weyn uga soo horjeeda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saray qoraal ay ku weerarreen madaxweynaha.

Qoraalkan oo ah kii ugu  cuslaa ee si toos ah loogu beegsado madaxweyne Farmaajo ayaa ku qoran afka ingiriiska iyadoo loogu talogalay beesha caalamka, waxaana lagu eedeeyay madaxweyanah qodobo ay ka mid yihiin: Inuu ku tuntay dastuurka dalka, inuu Musuq ku kacay, inuu si xun u adeegsaday xildhibannada Barlamaanka, inuu magacaabay si sharci darro ah garsoorayaasha maxkamadda sare iyo arrimo kale.

Kultada horusocod ee Xasan Sheekh, Xisbiga Daljir ee xildhibaan Xasan Macalin, Xisbiga Wadajir ee C/raxmaan C/shakuur xisbiga kale ee Kulmiye ayaa soo saaray qoraalka, iyadoo lagu xardhay calaamadaha afarta kooxood.

Qoraalka hoos ka akhriso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON