Saturday, July 12, 2025

Isgoyska Soobe oo dib loo furay kadib toddobaad kadib Qarixii weynaa [Sawirro]

Isu socodka dadka iyo gaadiidka ayaa maanta dib loo furmay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir iyo kumanaan dad ah ayaa ka qeyb qaatay nadiifinta iyo aydayactirka wadadda oo ay ku qaadatay in ka badan 6 maalmood oo shaqo adag ah, waxaana qeyb ka ahaa ciidamada dowladda.

Waxaa gebi ahaan isbedelay muuqaalka Isgoyska oo magaca laga bedelay, waxaana waqti dheer qaadan doonta dib  dhiska dhismooyinkii ku burburay siiba Hotelka Safari oo gebi ahaantiis dhulka la sinmay.

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday in qarax ay ku dhinteen 358 qof iyo 56 la waayay raq iyo ruux, iyadoo dhimashada guud ay noqoneyso 414 qof.

Goobjoooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON