Tuesday, July 1, 2025

Isimada Puntland oo Go’aan kasoo saaray khilaafkii xil ka qaadista Agaasimaha PSF (Akhriso)

Isimada Dhaqanka Puntland eegobolka Bari ayaa go’aanno ka soo saaray khilaafkii ka taagnaa magaalada Boosaaso ee xil qaadista uu Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha ciidanka PSF

Go’aannada odayaasha ayaa waxaa ku cad in si rasmi ah loo dhaqangeliyo wareegtada xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda PSF Maxamuud C/llaahi Diyaano laguna magacaabay Amiin Cabdilaahi Xaaji Kheyr, iyadoo wixii uu hanti leeyahay loo ogolaanayo, isla markaana la siinayo kharashaad ka maqan.

Isimadu oo arintan ku dhex jiray ayaa ugu danbeyn xalkan ka gaaray arrintan oo dhalisay in magaalada Boosaaso ay gasho xaalada milateri.

May be an image of text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON