Tuesday, June 24, 2025

Iska hor-imaad ka dhacay Garoonka Diyaaradaha C/llaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo & Qasaare…

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu iska hor imaad dhex maray ciidamada ilaalada Garoonka C/llaahi Yuusuf ee magaalada iyo koox dabley ah.

Arrintan ayaa la sheegay inay timid markii Ciidamada Ilaaladda Garoonka Cabdullaahi Yuusuf ay isku dhaxeen koox dhalinyaro hubeysan oo dhisme ka bilaabay Derbiga ku yaalla Garoonka Magaalada Gaalkacyo, taasoo ay ka hortageen ciidamadaasi.

Ciidamada Iilaaladda Garoonka ayaa rasaas ku furay dhalinyaradii ku howlaneyd dhismaha dhulka, tasoojkeentay inay labada dihnac rasaas is weydaarsadaan, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay hal askari oo ka tirsanaa Ilaaladda Garoonka, iyadoo ay ku dhaawacmeen 5 kale oo labada dhinac ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON