Monday, June 23, 2025

Isku shaandheyn lagu sameeyay Agaasimeyaasha wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada [Akhriso Magacyada]

Wasiirka Gaadiidka iyo Duuliska Hawada xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay agaasimeyaasha Wasaaraddaasi, iyadoo saameysay saddex agaasime oo muhiim ah.

Qoraal Wasiirka Oomaar qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu habac soo galay howlaha wasaaradda, isla markaana loo baahday in la dardar geliyo wasaaraddaaasi, sidaas darteedna uu isku bedel ku sameeyay Saddexda Agaasime ee waaxyaha PRA, Mashaariicda iyo Qorsheynta.

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON