Monday, June 23, 2025

Itoobiya ma dalal madax bannaan ayey u aqoonsan tahay Somaliland iyo Puntland? [Daawo gefkii labaad]

Website-ka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa mar kale laga helay gef kale oo halis ku ah madaxbanaanida iyo Qaranimada iyo Midnimada Dhuleed ee ee Soomaaliya.

Qeybta diblomaasiyiina dibadda ee Website-ka rasmiga ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa waxaa lagu qoray in dalalka ay diblomaasiyiinta ka joogaan Itoobiya ay ka mid yihiin Somaliland iyo Pntland, iyadoo diblomaasiyiinta u joogana lagu sheegay inay yihiin safiiro.

Soomaali badan ayaa baraha bulshada ku faafisay muuqaalo laga qaaday bogga, iyadoo markii danbe laga dhigay bog aan la furi karin oo u muuqda in la xiray, markii ay arrintan soo shaac baxday, waana gefkii labaad ee ula kac ah oo lagu arkro Website-ka Wsaaradda Arimagha Dibadda Itoobiya.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON