Tuesday, July 8, 2025

Jaamacadda Carabta oo Qaraar ka kooban 19 Qodob ku taageertay Dowladda Soomaaliya [Akhriso]

Jaamacadda Carabta ayaa Qaraar ka kooban 19 Qodob oo lagu taageerayo Soomaaliya  kasoo saartay shirkii wasiirada arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira.

Qodobka afraad ee Bayaanka ayaa loogu baaqay in dalalka Jaamacadda Carabta ay dowladda Soomaaliya ku taageeraan xaqiijinta midnimada dhuleed, Badda iyo Hawada Soomaaliya, lagana hortago faragelinta lagu kala qeybinayo hawadeeda.

Qaraarka Jaamacadda Carabtay ayaa dalalka Jaamacadda Carabta ka mida ku booriyey inay fuliyaan balanqaadyadii hore ee kaalmada Soomaaliya oo bil waliba loo qoondeeyay in la siiyo lacag dhan 10 Milyan oo doolar oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda, iyadoo sidoo kale loogu baaqay inay taageero ka geystaan abaaraha laga cabsi qabo inay ku dhuftaan Soomaaliya.

QARAARKA OO DHAN HALKAN KA AKHRISO

[pdf-embedder url=”https://goobjooge.net/wp-content/uploads/2018/03/Somali-League-of-Arab-States.pdf”]

HALKAN KA FURO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON