Friday, July 11, 2025

Jufo ka tirsan Beesha Gaaljecel oo sheegtay in Kursigeedii Aqalka sare la bililiqeystay [Akhri Qoraalka]

Qoraal ka soo baxay waxgaradka iyo odayaasha Beesha Caloofi ee Gaaljecel ayaa lagu sheegay in xubin ay beeshu ku lahayd Aqalka Sare ee Baarlamaanka ay bililiqeysteen madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle.

Qoraalka oo ay ku saxiixnaayeen 20 oday dhaqameed ayaa lagu faahfaahiyay xaqdarrada lagula kacay beeshan oo awood qeybsi ahaan u lahayd xilka aqalka sare.

Beesha ay dacawad u qortay Guddiyada Doorashada iyo Beesha Caalamka, iyadoo dalbatay wax laga  qabto xaqdarrada lagula kacay.

HALKA KA AKHRI QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON