Monday, June 23, 2025

KASHIFAAD: Maxaa ka jira in Ra’iisal Wasaare Kheyre oo weerar ku qaaday Ganacsatada ugu waaweyn Soomaaliya?

Waxaa si weyn warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshada hareeyay qoraal ku saabsan in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku eedeeyay ganacsatada waaweyn ee dalka.

Qoaalka ay qortay barta internetka africaintelligence.com  ayaa ka hadleysa kulan bilowgii bishii July dhex maray mas’uuliyiin ka kala socda Britain, Norway iyo Midowga Yurub, oo Ra’iisal wasaare Kheyre, kana dhacay Magaalada Hargeysa uu sheegayin qaar ka mid ah ganacsatada gudaha oo ay ku jiraan Axmed Maxamed Yuusuf [Guddoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud],  Maxamed Yuusuf Axmed Aloore [Guddoomiyaha Salaam African Bank] iyo C/rashiid Ducaale [Maamulaha Dahabshiil] ay camshuur iyo dhaqaale ka badan kan dowladd ay siiyaan kooxda AlShabaab, isagoo u arka taageeridda qarsoon ee Ururka Al Shabaab ay tahay mid khakhal lagu gelinayo sal dhigashada dowladda. Ganacsatada waaweyn ayaa ka gabinaya bixinta xaqqa dowladdu ku leedahay.

Qoraalkan ayaa xambaarsan xaalad xaqiiqo ahaan ka jirta dalka oo ah in Ganacsatada waaweyn ay dhaqaale siiyaan kooxda Alshabaab, isla markaana ay meermeeriyaan maamulada iyo dowladda Federaalka, inkastoo aanay wax cusub ahay haddana muhiimada ku jirta ayaa ah in mas’uul sare laga soo xigto.

Ad

Laakiin arrinta oo dhan waxaa mugdi iyo shaki gelinaya goobta uu kulanku ka dhacay  oo website warkan faafiyay uu ku sheegay inay ahayd magaalada Hargeysa, taasoo caddeyn u ah in warbixintu u muuqato mid mala awaal ah, maadaama aysan suuragal ahayn in Ra’iisal wasaare Kheyre uu Hargeysa shir u tago.

HOOS KA AKHRI QORMADA africaintelligence

Struggling government sparks concern in West
Somali president Mohamed Farmajo Mohamed Farmajo and his prime minister, Hassan Ali Khaire Hassan Ali Khaire, seem confronted by a whole range of complicated political and security dilemmas that they didn’t initially expect to face. Formed in February, the government still needs to hammer out a clear-headed strategy to fight the Islamist fundamentalist movement Al Shabaab Shabaab as well as to build the foundations of a nation with limited resources and a central government that’s still in the quest for legitimacy (ION 1450). And those challenges give rise to concern in the international community.

- Advertisement -

The West fears Mogadishu won’t be able to handle all the issues in one go. In a meeting in early July with officials from Britain, Norway and the European Union in Hargeisa, Khaire admitted he found it highly complicated to fight against corruption and improve the country’s tax receipts. He pointed the finger at certain local businessmen who
included Ahmed Mohamed Yusuf Ahmed Mohamed Yusuf, boss of the Hormuud Hormuud telecommunications concern; Mohamed Yusuf Ahmed Alore Mohamed Yusuf Ahmed Alore, chief of Salaam African Bank Salaam African Bank, and Abdirashid Duale Abdirashid Duale, manager of Dahabshiil Dahabshiil.

He felt they were applying a brake to moves to beef up the government’s capacity because doing so would make the tax system more efficient. In his outburst, the prime minister claimed the businessmen paid more taxes to Al Shabaab than to Somalia’s federal government. He saw that as tacit backing for Al Shabaab which, in working to destabilize the government, prevented it from establishing the rule of law. That, in turn, allowed the tycoons to duck out of paying their due to the state.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON