Monday, July 14, 2025

KASHIFAAD: Qeyb ka mida deeqdii lacageed ee Sacuudigu siiyay dowladda Soomaaliya oo la qeybsaday

Xog ay heshay mareegta Goobjooge.com ayaa sheegeysa in dowladda Federaalka ay heshay qeyb ka mida lacagtii Boqortooyad Sacuudiga siisay dowladda Soomaaliya ay soo gaartay khasnadda dowladda.

Dowladda Sacuudiga ayaa dhowaan ugu deeqday dowlada Soomaaliya lacag dhan 50 Milyan oo doolar, lacagtaas oo u kala qeybsaneyd laba qeybood, ayaa qeybta hore waxay ahayd 20 Milyan Doolar oo lagu taageerayo miisaaniyadda dowladda, halka 30 Milyan oo Doolar loo qoondeeyay mashaariic laga fulinayo dalka Soomaaliya.

Waxaa khasnada dowladda ku soo dhacday 20-ka Milyan ee kabka Miisaaniyadda dowladda, xilli ay mushaar la’aan yihiin dhamaan shaqaalaha iyo ciidamada dowladda, laakiin nasiib darro waxay madaxda sare ee dowladda lacagtaasi ka dhigteen sahay ay kala qeybsadeen madaxda sare ee dowlada.

DHOWAAN FILO  CADADKA LACAGTA IYO SIDA MADAXDA SARE  U QEYBSADEEN….

LA SOCO GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON