Monday, June 23, 2025

Kenya oo joojisay shir saddex-geesood ah oo Nairobi ku dhex mari lahaa Madaxda Somalia, Kenya & Itoobiya

Dowladda Kenya ayaa baajisay ilaa amar danbe shir saddex geesood ah oo la filayey inuu magaalada Nairobi ku dhex maro madaxda dalalka Somalia, Kenya iyo Itoobiya.

Shirkan oo lagu waday inuu magaalada Nairobi ka dhaco 16-ka bishan March ayaa qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Kenya, laguna wargeliyey safaaradda Soomaaliya ee dalka kenya lagu sheegay in dib loogu dhigay xaalad aan caadi ahayn oo soo korortay, iyadoo aan la sheegin waqtiga kale ee shirku dhacayo.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa aqbalay casuumaad uu ka helay Madaxweynaha Kenya oo ku saabsan inuu booqasho ku tago galka Kenya, iyadoo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed sidoo kale shirkaasi lagu casuumay, kadib khilaaf diblomaasi oo dhex maray Somalia iyo Kenya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON