Tuesday, June 24, 2025

Koox hubeysan dil khaarijin ah ka geystay Magaalada Muqdisho

Koox hubeysan ayaa maanta fal dil khaarijin ah ka fulisay magaalada Muqdisho.

Koox bistoolada ku hubeysan ayaa toogtay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska oo magacaiisa lagu sheegay Cali Maxamed, iyadoo ay baxsadeen markii ay dhaawaceen sarkaalka oo kadib u geeriyooday dhaawacaasi.

Falkan ayaa ka dhacay agagaarka isbitaalka Medina, degmada Wadajir, iyadoo la sheegay in askariga la dilay uu hore uga tirsanaa ciidamada ka howlgala Isbitaalka Medina ee magaalada Muqdisho.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON