Monday, June 23, 2025

Koox hubeysan oo Caawa Dil ka fulisay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in degmada Boondheere goordhoweyd lagu dilay askri ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya.

Dilka ayaa waxaa geystay koox ku hubeysan bistoolado oo rasaas ku furay askariga oo lagu Magacaabi Jiray Cali Wiish, iyadoo falku ka dhacay agagaarka Isbitaalka Somali Jarmal, waxaana la sheegay in askariga oo dhaawac ka soo gaaray rasaasta uu markii danbe ugu geeriyooday Isbitaalka.

Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho Seynab Yuusuf Wehliye ayaa sheegtay in Marxuumka la dilay uu ka tirsanaa Saldhiga Galbeed ee Degmada Dharkeynley, balse dhaawac gacanta ah darteed uu Boondheere u tegay.

Ad

Goobta caawa  dilka askariga ka dhacay  ayaa 16-ka Bishii April lagu dilay Wiil dhalinyaro ahaa oo Studio ku lahaa hakaasi, laguna Magacaabi Jiray Axmed Nuur Ciise (Halooyeelo)., iyadoo aan wax tallaabo ah laga qaadin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON