Monday, July 14, 2025

Koox hubeysan oo Dil khaarijin ah ka fulisay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal  dil ah uu goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilkan oo la sheegay inay geysteen askar kale oo ka tirsan dowladda federaalka, iyadoo toogtay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda ku sugnaa agagaarka Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho, kadibna ay goobta ka baxsadeen askartaasi .

Askariga la toogtay ayaa  inuu muran dhex maray askar kale oo uu muran dhex maray, kadibna ay toogasho ku dileen, waxana goobta gaaray ciidamada oo howlgallo ka smaeeyay, iyadoo aan lasoo werin cid loo qabtay falkan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON