Monday, July 14, 2025

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya [Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab]

Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa noqotay kooxda hubeysan ee kaliya oo loolanka awoodeed kula jirta dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku taagan taageerada reer Galbeedka iyo ciidamada AMISOM.

Kooxdan ayaa weerarro joogto ah ku heysa ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM iyadoo ka talisa dhul magaalooyinka ka baxsan ee Koonfurta Soomaaliya, waxayna xoog ku leedahay Galgaduud, Bay, Bakool, Gedo iyo Jubbooyinka.

Kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe oo ahayd kooxda kale ee hubeysan, kana baxsan  dowladda Federaalka ayaa sanadkan 2018 heshiis la gashay maamulka Galmudug oo ay ku biirtay.

Khariirada soo socota waxay muujineysaa dhulka ay heystaan kooxda Alshabaab iyo Ahlu suna

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON