Wednesday, July 16, 2025

Kooxda Alshabaab oo shaacisay in 8 Madfac ku weerarreen Madaxtooyada Soomaaliya

Kooxda Alshabaab ayaa war soo saartay ku sheegtay inay madaafiic ku weerartay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

 Xarakada ayaa sheegtay in maanta barqadii ay 8 madfac la beegsatay Madaxtooyada oo ay ku suganyihiin madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka Soomaaliya, waxayna sheegtay Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Alshabaab inay taasi muujineyso sida dowlada Federaalka ugu fashlantay sugidda ammaanka caasimadda.
Weerarka  lagu qaaday Villa Somalia ayaa dadka degaanka ay xaqiijiyeen in ilaa saddex madfac ay ku dhaceen xaafado ku dhow madaxtooyada, iyadoo aan lasoo werin wax qasaare ah oo ay geysteen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON