Wednesday, June 25, 2025

Ku-simaha Madaxweynaha oo Xil Cusub u magacaabay taliye-xigeenkii uu xilka ka qaaday Farmaajo [Wareegto]

Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xil cusub u magacaabay taliye ku xigeenkii NISA ee dhowaan uu xilka ka qaaday Madaxweyne Farmaajo.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa Taliye ku xigeenkii labaad ee Hay’adda NISA C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) loogu magacaabay la-taliye sare oo xafiiska guddoomiyaha golaha shacbaka ah.

Magacaabiddan ayaa imaaneysa muddo 72 saacadood gudahood ah markii uu xil ka qaadista ku sameeyay madaxweyne Farmaajo, taasoo muujineysa in Guddoomiyaha Baarlamaanku ka horjeeday xil ka qaadista madaxweyne Farmaajo. Dhinaca kale waxa su’aal ka taagan tahay inuu Guddoomiye Baarlamaan xil ku magacaabi karo magaciisa isagoo ku-sime madaxweyne ah.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON