Thursday, June 26, 2025

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta dhacaya & Kala dirista Guddigii Maaliyadda oo dib loo dhigay [Akhriso]

Shirkii Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka oo Galabta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa soo idlaaday, iyadoo aan go’aan laga gaarin arrintii muranka ka dhashay kala dirista Guddiya Maaliyadda.

Shirka oo uu guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa ka qeyb guddoomiyeyaasha Guddiyada Baarlamaanka, waxaana la isku afgartay in dib loo bilaabo shirarkii Baarlamaanka iyadoo berri uu furmi doono kulanka Baarlamaanka oo muddo u xayirnaa khilaafka ka dhashay kala dirista Guddiga Baarlamaanka.

Waxaa kulanka Berri  oo Xildhibaanada Golaha Shacabka lagu wargeliyay la sheegay in looga hadli doono Akhrinta 3aad ee Hindise /harciyeedka Mashruuca Liilitirka siyaasiyiinta oo ah sharci siyaasiyiinta aan xilka heynin lagu doonayo inay ku helaan xuquuq joogto ah.

Arrinta Guddiga Maaliyadda ayaa la sheegay inuu guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh uu guddiga joogtada ah u sheegay in Baarlamaanka uu hor keeni doono qorshe sharciga lagu waafajinayo arrintaasi xalna u raadinayo.

Warar hore u soo baxay ayaa sheegaya in Guddoomiye Mursal uu aqbalay kala dirista Guddiga Maaliyadda, isla markaana Sabtida danbe uu arrintaasi u faafhaahin doono Baarlamaanka.

Image may contain: 1 person, smiling

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 4 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON