Friday, July 11, 2025

Kulankii Baarlamaanka oo furmay & Hindise sharciyeedyo fara badan oo la qeybinayo. [AKHRISO]

Fadhigii labaad ee Baarlamaanka federaalka ayaa goor dhow ka furmay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa ku furmay 156 xildhibaan oo soo xaadirtay, wxaana shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo hadal jeedintiisa bilaabay.

Ajendayaasha kulanka oo ah laba qodob ayaa waxaa lagu soo kordhiyey qeybinta hindise sharciyeedyo fara badan oo la horkeeyay Golaha.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa fadhiga ka sheegay in xaaladda amniga looga hadli doono kulanka Sabtida soo socota ay yeelan doonaan xildhibaannada, maantana ajendaha ku kooban yahay warbixinta Guddiga Dastuurka.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON