Tuesday, June 24, 2025

Kursigii ugu danbeeyay ee Golaha Shacabka oo maanta lagu dooranayo Muqdisho

Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa magalaada Muqdisho.

Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal ayaa shaaciyay in kursigan oo ah midka ugu dambeeya ee kuraasta Golaha Shacabka ee ka kooban 275.

Kursigan waxaa ku tartamaya haween qura, iyadoo uu yahay kursi ka soo jeeda Somaliland ayay Guddiga Doorashada sheegeen inay doorashadiisa ku idlaan doonaan xildhibaanada Golaha Shacabka.

Xildhibaanada ku tartamaya kursigan ayaa ah laba haween ah oo tirada haweenka ee ku jira baarlamaanka ka dhigi doona 67 Xildhibaan.

Waxaa weli harsan 5 xildhibaan oo kuraastooda la laalay, ayna isku heystaan maamul goboleedyada iyo wakiilada beesha caalamka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON