Monday, June 23, 2025

“Labada Dowladood ee Puntland & Galmudug waxay isla garteen inay iska kaashadaan..” War-Saxaafadeed

Shir madaxeed ay magaalada Gaalkacyo ku yeeshee Madaxda Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 qodob oo ku saabsan is afgrad ay ka gaareen wadahadal u socday.

War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in labadii maalmood ee 26, 27-ka June ay madaxweynayaasha Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ku yeesheen Gaalkacyo ay isla garteen inay iska kaashadaan arrimaha Amniga, Nabadeynta, Dib u heshiisiinta, horumarka dhaqaalaha.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON