Monday, June 30, 2025

Liiska Magacyada Senator-ada Aqalka Sare ee Jubbaland & Beelaha ay ka soo jeedaan [Akhriso]

Maamulka Jubbaland ayaa doortay senatora-da maamulkaasi u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 8 xubnood.

Xubnahan Aqalka sare ka soo galay maamulka Jubbaland ayaa isugu jira hogaamiye kooxeedyo hore, iyo dad ku cusub siyaasadda, waxaana Jubbaland ay noqotay maamulka ka hor yimid qoondadii haweenka ee 30%.

HOOS KA AKHRISO XUBNAHA LA DOORTAY IYO BEELAHA AY KA SOO JEEDAAN:

aqalkasare-jubba-beelaha

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON