Friday, June 27, 2025

Liiska musharixiinta Aqalka Sare ee Hirshabeelle oo la isku heysto [Akhri Beelaha isku dhegan]

Shaacinta liiska musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii la isku qabtay beelaha iyo shaqsiyaadka liiskaasi ku soo baxaya.

jowhar-004Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ayaa sheegaya in liiska musharixiinta oo lagu waday  in la shaaciyo, laakiin uu muran ka dhashay beelaha iyo shaqsiyaadka lagu qorayo liiska oo sharci ahaan uu leeyihiin madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa.

GUJI HALKAN: AKHRI BEELAHA IS HEYSTA XUBNAHA AQALKA SARE EE HIRSHABEELLE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON