Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wadajir usoo saaray liiska musharixiinta Aqalka sare ee kaso jeeda Gobollada Waqooyi (Somaliland).
Liiska ayaa waxaa ka dhex muuqda Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi oo aanay cidna la tartameynin, una muuqda in kursiga loo xiray, waxaa kalo musharixiinta ka mida Wasiir Cusmaan Dubmbe, Prof. Cabdi ismaaciil Samatar, Ibraamin Iidle Suleyman, Saalax Axmed Jaamac iyo xubno kale:
HOOS KA AKHRISO Liiska Murashixiinta:
Kursiga 1aad
1. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Kursiga 2aad
1. Axmed Ibraahim Maxamed (Qorane)
2. Baashe Maxamed Ismaaciil
Kursiga 3
1. Layla Axmed Ismaaciil
2. Maxamed Maxamuud Cabdi
Kursiga 4-aad
1. Deeqa Xasan Xuseen
2. Hodan Abokor Xasan
Kursiga 5aad
1. Prof. Maxamed Maxamuud Allabari
2. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar
3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali
Kursiga 6aad
1. Bilaal Idiris Cabdilaahi
2. Saynab Axmed Boqore
Kursiga 7aad
1. Saalax Axmed Jaamac
2. Ibraahim lidle Saleebaan
Kursiga 8aad
1. Siciid Cabdi Xuseen
2. Jaamac Cabdilaahi Maxamed
Kursiga 9aad
1. Cabdirisaaq Axmed Cali
2. Xasan Cabdi Gaas
3. Axmed Maxamed Siciid
Kursiga 10aad
1. Cismaan Abokor Dubbe
2. Cabdikariim Maxamed Xasan
Kursiga 11aad
1. Muna Cumar Xasan
2. Naciima Xasan Xaaji Maxamuud (Gadhweyne)
3. Sucand Xasan Maxamed
