Waxaa lagu dhawaaqay xildihibaanada cusub ee maamulka Puntland oo ay soo xuleen Isimada Beelaha dega degaanada Puntland.
Xildhibaannada csub oo ka kooban 66 xubnood ayaa waxaa looga dhawaaqay munaasabad ka dhacday magaalada Garowe oo Guddiga xalinta khilaafaadka golaha Wakiilada Puntland uga dhawaaqay liiska xildhibannada Puntland oo 8-da bisha Janaayo 2019 dooran doona madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi.
Xildhibaananda la soo xulay ayaa isugu jira 49 cusub iyo 17 xubnood oo ka tirsanaa Baarlamankii hore, waxaana ka mida haweeney qura.
HOOS KA AKHRISO LIISKA XILDHIBAANNADA PUNTLAND