Monday, July 14, 2025

Maamulka G/Banaadir oo burburiyey dhismeyaal cusub oo laga dhistay Garoon Dan Guud ahaa magaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa howlgal burburin ah ka fuliyey dhisme lag sameeyay Garoonkii Kubadda Cagta Jeenyo oo la sheegy inuu sharci darro ahaa.

Howlgalka burburinta axa goobjoog ka ahaa madaxd maamulka G/Bnaadir, iyadoo dhulka la dhigay dhismooyin cusub oo garoonkaasi lg dhisay, waxana howsha fulinteeda loo xil saaray Waaxda Howlaha Guud ee gobolka Banaadir ayaa saaka cagta marisay dhismayeyaal ku yaallay halkaasi ka dib markii la sheegay in Sharci daro lagu dhisay.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa goob joog ahaa xilligii Burburinta lagu waday garoonka Jeenyo.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON