Wednesday, July 2, 2025

Maamulka G/Banadir oo Dad shacab ah ku Amray inay banneeyaan Dhul ku yaalla degmada Shibis

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo dhul ay leedahay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo hadda dad shacab ah ay deganaayeen, kaasoo ahaan jiray Machadkii Boostada iyo Isgaarsiinta.

Dhulkan oo ku yaalla degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in dib loo dhisayo, waxaana maanta booqday Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliuiin kale, waxaana dadka danyarta ah ee degan xarunta Machadkaasi la faray inay muddo laba toddobaad uga guuraan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON