Wednesday, June 25, 2025

Maamulka Galmudug oo sheegay in Ahlu sunna ay tahay Branch ka tirsan Puntland

Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa sheegay in kooxda Ahlu sunna ay u aqoonsan yihiin qeyb (Branch) ka tirsan Puntland  oo aan lagu tilmaami karin magaca ay sheegtaan.

Mudane Taardhuleed ayaa sheegay in Galmudug lagu qasbay dagaalka ay la gashay Ahlusunna islamarkaana aanay aqbali doonin in degaanada Galmudug Xasilooni daro laga Abuuro.

taardhul
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed)

Isagoo wareysi siiyay mid ka mida Idaacaddaha Muqdisho ayuu ku eedeeyay in dagaalkii ka dhacay degaanka Godinlabe ay qeyb ka ahayd Puntland.

Dhinaca kale Ahlu sunna ayaa qiratay inay dagaalka qaaday kadib markii maleeshiyo beeleed Godinlabe fadhigeedu yahay oo rasaas ku socoto ay soo magansadeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON