Sunday, June 22, 2025

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka noqday Fasax maanta la siiyey shaqaalaha, dibna ugu yeeray…

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka noqday fasax la siiyey shaqaalaha Gobolka Banaadir oo maanta u bilowday munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed.

War kasoo baxay Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib loogu yeeray shaqaalada inay ku soo laabtaan shaqadooda, iyadoo loo sheegay inuu soo baxay amar degdega oo lagu joojiyey fasixii hore loo bixiyey.

Sababta ka noqoshada fasaxa maanta ayaa lagu sheegay inay soo baxday baahi shaqo, fasaxuna bilaaban doono Berri oo ay bilaabaneyso Ciidul Adxaa, isadoo ku eg Khamiista.

Ad

Magalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xaalad nabadaafad xumo tii ugu darneyd, waxaana biyo iyo dhiiqo ay xireen wadooyin badan oo caasimada Muqdisho ku yaalla; iyadoo maamulka Gobolka Banaadir lagu dhaliilay waxqabad la’aan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON