Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyay war kasoo yeeray guddoomiya ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad.
Qoraal kasoo baxay Wasiirka Dastuurka maamulka K/Galbeed ayaa lagu tilmaamay warka kasoo yeeray Mahad Cawad inuu meel ka dhac iyo aflagaado ku yahay maamulkooda, wuxuuna ka dalabaday inuu raaligelin ka bixiyo hadalladda xadgudubka ahaa ee uu kula kacay shacabka Koonfur Galbeed.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA
HOOS KA DAAWO WARKA MAHAD CABADALLA
DAAWO: Mahad Cabdalla Cawad oo Qarxiyey in Howlihii Dastuurka Somalia uu la wareegay NGO Mareykan ah