Sunday, July 13, 2025

Madasha Badbaado Qaran oo bogaadisay Ciidamada Dowladda ee Sh/Hoose, Farmaajo-na ku eedeysay dayac..

Madasha Badbaado Qaran ayaa bogaadisay sida geesinimada leh ee ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Sh/Hoose isaga difaaceen weerarradii Alshabaab maanta ku qaaday Bariirre iyo Aw-dheegle.

Qoraalka Madasha ayaa tacsi loogu diray qoysaskii ay ka geeriyooday ciidamadii ku shahiiday Weerarka Alshabaab, waxayna sheegeen in muuqaallada goobaha dagaalka ay muujinayaan in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday uu dayacay ciidamada ku sugan aagga hore ee dagaalka caddowga.

Waxay kaloo sheegeen in ciidamada intooda badan ee dagaalka kula jiray Alshabaab la geeyay Muqdisho, si loogu caburriyo siyaasiiinta ka aragtida duwan, hubkii iyo ciidamadii badnaa isna uu Farmaajo u daabulay Gobolka Gedo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MADASHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON