Wednesday, July 2, 2025

Madasha Xisbiyada Qaran oo looga dhawaaqay Muqdisho & Sheekh Shariif oo loo doortay inuu hoggaamiyo

Waxaa goor dhoweyd looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku bahoobeen dhowr xisbi siyaasadeed.

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa loo doortay madaxweynihii hore, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Sharif Sheekh Axmed, kadib markii uu tanaasulay Xasan Sheekh Maxamud.

Xisbiyada ka horjeeda siyaasadda dowladda Soomaaliya ayaa muddo bil ka badan shirar uga socdeen magaalada Muqdisho, iyadoo ugu danbeyn lagu dhawaaqay Madasha uu hoggaaminayo Sheekh Shariif.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON