Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa si kulul ugu eedeeyay Wasiirka Arrimaha gudaha Sooomaaliya inuu faragelin ku hayo maamulka Galmdug.
War-saxaafadeed dheer oo uu soo saaray ayuu ku sheegay in Wasiirka ka xun yahay fulinta heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna, isla markaana Wasiirku muujiyey xilkasnimo la’aan muujineysa in dowladda Federaalka ay faragelin qaawan ku heyso Galmudug, lana diidan yahay midowga labada maamul.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA