Sunday, June 22, 2025

Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

Madaxda dalalka Soomaaliya, Masa iyo Eritrea ayaa maanta ku shirsan magaalada Asmara, iyadoo halkaas ku sameysnaaya isbaheysi cusub oo saddexdooda dal ka dhaxeeya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii tegay Eritrea, waxaana sidoo kale maanta gaaray madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi, iyadoo kulamo xasaasi ah ay u socdaan.

Madaxtooyada Masar ayaa shaacisay in booqashadiisa Eritrea aya la xiriirto sidii loo xoojin lahaa xiriirka Eritrea iyo iskaasdhiga xasilloonida iyo amniga Geeska Afrika iyo Badda Cas.

Ad

Sida ay sheegtay wasaaradda warfaafinta Eritrea, saddexda hoggaamiye ayaa yeelan doona shir madaxeed saddex geesood oo looga hadlayo xoojinta xiriirka saddexda dal iyo sidoo kale arrimaha amniga iyo xasilloonida gobolka.

Isbaheysiga cusub ee saddexda dal ayaa halis ku ah Itoobiya ay bishii Janaayo heshiis muran badan dhaliyey la saxiixatay maamulka Somaliland, iyadoo dooneysamarin Badeed iyo Saldhig Milatgeri oo ay ku yeelato Badda Cas.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON