Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Shuruudo yaab leh ku xiray Shirkii uu ku baaqay Farmaajo [WAR-MURTIYEED]

Golaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Iskaashiga Dowlad goboleedyada ayaa shuruudo ku xiray Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee loogu yeeray inay Muqdisho isugu yimaadaan.

Qoraal kasoo baxay Golaha Waxay soo jeediyeen qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin: in la helo daraf ay qeyb saddexaad  oo door dhexdhexaadin ah iyo damaanad qaad bixin kara iyo in goobta uu shirka ka dhacayo amnigeeda la isla meel dhigo.

Qodobadda kale ayaa waxaa ka mida inay dowladu joojiso waxa lagu sheegay faragelinta qaawan ee ay ku heysto maamul goboleedyada, balse waxay sheegeen inay diyaar u yihiin wadahadal ay la galaan dowladda dhexe.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEED

Image may contain: text

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,746FansLike
532FollowersFollow
2,350FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

107,746FansLike
532FollowersFollow
18FollowersFollow
2,350FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!