Wednesday, September 19, 2018

Ciidamada NISA oo magaalada Muqdisho ku qabtay Xubin ka tirsan Amniyaadka Alshabaab

Taliska ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa shaaciyey in howlgal ka dhacay  magaalada Muqdisho lagu qabtay xubin ka tirsan Alshabaab.

Qoraal uu soo saaray Taliska NISA ayaa lagu sheegay in xubin ka tirsan Amniyaadka Alshabaab lagu soo qabtay howlgal xalay ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, balse wax faahfaahin ah lagama bixin magaca xubintaasi.

“Ciidamada Amniga ayaa xubin Amniyaat-ka Alshabab ah kusoo qabtay howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Heliwaa habeynimadii 13-ka Sabtember, 2018. Howlgalka cidi wax kuma noqon. Hadii aad hesho xog ku saabsan AS, lasoo xariir ciidanka Amniga..” ayaa lagu yiri qoraalka NISA.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,746FansLike
532FollowersFollow
2,350FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

107,746FansLike
532FollowersFollow
18FollowersFollow
2,350FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!